← Imtixaanka Dhalashada Maraykanka · Question 7 / 128
★ 7. How many amendments does the U.S. Constitution have?
Immisa wax-ka-beddel (amendment) ayuu leeyahay Dastuurka Maraykanka?
Jawaabta · Answer
Twenty-seven (27)
Toddoba iyo labaatan (27)